Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida iyo Qodobka 50-aad ee Midowga Yurub


Sida Idaacaddii fiidnimo ee xalay aad ku dhageysateen, Raisul Wasaaraha dalka Ingiriiska Teresa May ayaa sixiixday qodobka 50-naad ee heshiiskii Lesabon ee wadamada ku bahoobey Midowga Yurub.

Qodobkan ayaa ah mid ka laga doonaya in uu saxiixo dal kasta oo dib uga laabanaya xubinimadda wadamada 28-ka ah ee ku jira Midowga Yurub.

Boqortooyada Ingiriiska waxaa ku nool dad gaaraya 3 milyan oo udhashadey wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub oo soodagayey mudo aad u dheer.

Bulshadaasi reer Yurub ee dagan Ingiriiskana waxaa ka mid ah kumanaan Soomaali ah oo kazoo kala hayaamey wadamada Holland, Germalka, Denamark, Sweden, Norway iyo kuwo kale. Hadaba Muxuu noqonayaa xaalka dadyowgaasi. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inoogu eegaya.

Dhageyso Warbixinta M. Yurub iyo Britain
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG