Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Holland oo Indhaha lagu hayo


flag netherland
flag netherland

Dadka wadanka Netherland ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta. Doorashadan ayaa ka mid ah sadex doorasho oo sanadkan ka dhacaya dalalka ku jira Midowga Yurub.

Dhinacyada ku tartamaya doorashada ayaa waxaa ugu cad cad xisbiyada Ra’isul Wasaaraha Talada haya Mark Rutte oo wata siyaasadda Midig Dhexe iyo Xisbiga Geert Wilders, oo ku ololeynayey naceybka muslimiinta iyo dadka soo galowga ah.

Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa wararka doorashadan oo ay Muslimiinta iyo Soomaalida si weyn isha ugu hayaan ka wareystay Cali Cabdi Waare oo madax ka ah urur ay leeyihiin jaaliyadda Soomaalida ee Amsterdam iyo hareeraheeda

Doorasho ka dhaceysa Holland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

XS
SM
MD
LG