Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sawirro: Dabkii Bakaaraha

Dab xooggan ayaa shalay ka kacay suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha oo ku yaalla magaalada Muqdisho, kaasi oo gubay qeybo badan oo suuqa ka mid ah.

Inkasta oo aan la hayn tiro koob rasmi ah, haddana dabkan ayaa geystan khasaare hanti oo aad u baaxad weyn.

Sawiradan waxay muujinayaan khasaarihii ka dhashay dabka.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG