Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaas oo tagey Qandala

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday degmada Qandala ee gobolka Bari oo dhowaan ciidamadiisa ay dib uga qabsadeen maleeshiyo sheegatay inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Waxaa halkaas lagu soo bandhigay hubkii iyo qalabkii ay ciidamada Puntland ka qabsadeen maleeshiyada.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG