Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khadka Tareen ee Jabuuti iyo Ethiopia oo la Furay


Qadka tareen
Qadka tareen

Khad tareen oo isku xiraya dalalka Jabuuti iyo Ethiopia ayaa maanta waxaa si rasmi ah xariga looga jaray munaasabad ka dhacda dalka Jabuuti.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo mas’uuliyiin kale.

khadka tareen ayaa waxaa dhisay oo lacagta ku baxday bixiyey dowladda Shiinaha.

Weriyaha VOA oo Falastiin Axmed Iimaan oo ka qeyb gashay munaasabadda furitaanka qadkan tareen ayaa Sahra Ciidle uga warrantay.

Qadka tareen ee Jabuuti iyo Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00
Khad Tareen
Khad Tareen

XS
SM
MD
LG