Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf ka Taagan Baarlamaanka Galmudug


Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa shegay in muddo 45 cisho uu ugu kordhiyay Xildhibaanada maamulka Galmudug, oo fasax ay horey ugu jireen uu u soo dhamaaday.

Gudoomiyaha oo maanta Warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magalaada Muqdisho ayaa tilmamay in sababaha uu waqtiga ugu kordhiyay ay tahay in dalka hadda uu galayo marxalad doorasho iyo abaaraha ka jira deegaanada Mamulka Galmudug.

Dhinaca kale, gudomiye ku xigeenka baarlamanka galmudug ayaa sheegay in kulan ay ku yeelan lahaayeen cadaado maanta ay ka hor-istaageen ciidamada madaaxtooyada galmudug.

Wariyeheenna Xassan Kaafi qoyste ayaa warbixintan inoo so diray.

Warbixinta Baarlamaanka Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG