Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sawirro: Dhaarinta Ilhaan Cumar

Ilhaan Cumar oo ah gabar Somali-Mareykan ah oo bishii November loo doortay xildhibaan ka tirsan Aqalka wakiilada gobolka Minnesota ayaa shalay lagu dhaariyey xaflad ka dhacday magaalada St. Paul ee caasimadda gobolka Minnesota.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG