Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaraha ka Jira Somaliland oo Cudurro Dhaliyey


Abaaraha ka jira Somaliland ayaa la sheegay in ay sababeen xannuuno ka dillacay deegaanno badan oo ku dhacay dadka iyo xoolahaba.

Xanuunnada qaarkood ku dhacay xoolaha ayay dadku sheegeen in aanay aqoonsan, halka cudurrada dadka haleelay ay wasaaradda caafimaadku la tacaalayso.

Waxaa sidoo kale jira cuduro kale oo ka dhashay dhirta, sida uu sheegay Cabdicasiis Cali cadaani oo ka mid ah howlwadeenada gargaarka bani aadannimo ee ka shaqeeya Somaliland.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00

XS
SM
MD
LG