Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti oo Qaxooti Dib u Celineysa


Hay’adda dawladda Djibouti u qaabilsan arimaha qaxootiga ayaa ku guda jirtay beryahan hawlo dib loogu celinayo dalkooda dad qaxooti ah oo deganaa xeryo ku yaalla Djibouti, iyo dad kale oo tahriib ahaa oo laga so celiyey dalka Yaman, kuwaas oo la soo marsiyey Djibouti.

Dadka la celiyay waxa ku jirey Soomaali, sheegtay in ay si iskooda ah ugu laabanayaan dalkooda. Haddaba, madaxa hay’addaasi Xuseen Xasan Dharaar ayaa wariyaha VOA ee Jabuuti Ramadan Muuse uga waramay inay jiraan tiro kale oo dad kale Somaali ah oo doonaya inay dalkooda ku laabtaan.

Dhageyso Warbixinta Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG