Dhawaan ayaa waxaa ay burcada internetku jabsatey boga internetka ee shirkadda Yahoo, iyagoo heley xogaha malaayiin qof oo isticmaasha Iimeeylada iyo hababka kale ee isgaarsiinta ee shirkadu isticmaasho.
Haddaba, sidee dhacdadaasi u saameynayaa dadka isticmaala Iimeylada shirkada. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.