Dalka Masar, ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhintay maanta kaniisad ku taalla magaalada Qaahira oo qarax bambaano lala beegsaday. Dowladda Masar ayaa weerarkan ku eedeynsa inay ka danbeeyaan kooxo xiriir la leh ururkii Akhaanul-Muslimiinka.
Dhageyso waribixitna qaraxa oo uu Maxamed Cabsi Xasan inala socodsiinayo.