Xaliima Aadan oo ah gabar Somali Mareykan ah ay ay noqotey gabadhii ugu horeysay ee iyadoo xiran dhar asturan iyo Xijaab ay tartantey, Tartanka quruxda oo lagu qabtey magaalada Minneapolis.
Waxaa ay Xaliima Aaden ka mid noqotey 15 gabadhood ee ugu sareeyo tartankaasi oo loo qatey 45 gabdhood. Waxaa ay Sahra Cabdi Axmed Xaliimo uga warantey waxaa ay ku dooratey inay ku tartanto labis ka duwan kii ay gabadhaha kale ku tartameen.