Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyaro Deeq u Uruurisay Abaaraha


Dhalinyarada Deeqda Ururisay
Dhalinyarada Deeqda Ururisay

Iyada oo abaaro ba'an ay ka jiraan Somalia ayaa waxaa socda dadaalo lagu doonayo in loogu gurmado dadka abaartu saamaysay, Waiyaha VOAda ee gobolka Minnesota ayaa waraysi la yeeshay laba dhalinyaro ah oo olole u galay sidii qaaraan loogu ururin lahaa abaaraha Somalia, waxaana dhalinyarada lagu kala magacaabaa Qaalib Maxamed iyo Liibaan Aadan.

Halkan ka dhegayso waraysiga oo dhan:

Dhegayso waraysi lala yeeshay Dhalinyaro u gurmatay Abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00

XS
SM
MD
LG