Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sweden: Aabo ka Hadley Dilka Wiilashiisa


ONLF oo Sweden ku Shirtay
ONLF oo Sweden ku Shirtay

Laba wiil oo Soomaali ah ayaa xalay toogasho lagu dilay magaalada Stockholm ee caasimadda Sweden. Dadkan ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen rasaas ay rideen dad wejiyada soo xidhay. Wiilashan oo walaalo ahaa ayaa lagu dhex toogtey maqaayad ay wax ka cunayeen sida uu aabahood u xaqiijiyey VOA.

Faysal iyo Zakariye Cartan ayaa waxaa ay ku dhasheen dalka Sucuudiga iyaga oo da'yarna la keenay dalak Sweden. Sida uu aabaha wiilasha sheegayna waxaa ay udhinteen dakano mid ka mid ah loo haystey dil la xariiro wiilal Soomaali iyo ajaanib isugu jirta oo isla dalkaas lagu diley, qaarna la xirxirey sanadki hore.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa dilkan ka waraystay aabe Cartan Cabdi Jimcaale.

Catran Cabdi Jimcaale
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG