Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Buugga Dimuqraaddiyaddii Ugu Horeysay ee Afrika


Abdi Samatar
Abdi Samatar

Buugga Dimuquraadiyiintii ugu horeeyey ee Afrika, waxaa qorey Professor Cabdi Ismaciil Samatar oo madax ka qaybta Juquraafiga, Bay'ada iyo Bulshada ee Jaamacadda Minnesota.

Prof. Cabdi waxaa uu inagu soo booqdey shaley Istuudiyaha VOA ee ku yaal daarta Cohen building ee Washington, D.C. Waxaana wareysiga waxa qaadey wariyaha VOA Jaamac Buulle Jaamac oo soo akhriyey buugga uu qorey Prof. Cabdi Ismaciil Samatar.

Wareysigaas qayb ka mid ah ayaan hadda idin maqashiineynaa, iyadoo qeybaha kalena aad uga bogan doontaan barnaamijyadayada soo socda.

Dhageyso Buugga Dimuqraaddiyaddii ugu horeysay ee Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00

XS
SM
MD
LG