Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriintii Ugu Badnaa oo Sanadkan Gaaray Talyaaniga


Dadkii ugu badnaa ee tahriibayaal ah ayaa Sanadkan 2016-ka gaaray dalka Talyaaniga.

Muhaajiriintan oo isticmaala doonyo tabar-daran ayaa xoogooda ka imanaya dalal ku yaala woqooyiga qaaradda Afrika sida lagu sheegay macluumaad-ururin dhowaan la sameeyay.

Dalka Talyaanigana waxaa laga dareemayaa culaysyada la xiriira dajinta iyo magan-galyo siinta muhaajiriintan.

Hadaba Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya halka ay sanadkan gaadhay tirada muhaajiriinta gaadhay talyaaniga iyo caqabadaha ku horgudban in la hakiyo doomaha sharci-daradda ah.

Warbixin: Ridwaan Xaaji Cabdiweli
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00

XS
SM
MD
LG