Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga Dhadhaab oo soo Dhoweeyey Go'aanka Kenya


Qaxootiga ku nool xarayaha Dhadhaab ayaa soo dhaweeyay go’aanka wasarada arrimha gudaha dalka Kenya aa mudo lix bilod ah dib ugu dhigtay in 30-ka bishan November ay albaabada u xirto xaryaha Dhadhaab.

Kulamoay ay isugu yimaadeen hogaamiyaasha qaxootiga ayaa waxa ay soo dhoweynta ka sokow ay dowladda kenya ka codsadeen in 3 sano looga dhigo go’aanka xiritaanka xerada Dhadhaab.

Wariyaha VOA ee gobalka waqooyi bari Kenya Maxamed Faarax Shire ayaa qadka teleefonka kulankaasi kadib ku waraystay Maxamed Cabdi Olol oo ah gudoomiyaha xarada IFFO ugu horentiina waxaa uu waydiiyey sida ay u arkaan go’aanka dowladda Kenya.

Wareysi: Guddoomiyaha Xerada IFFO
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG