Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuqaallada Gebo-gebadii Ololaha Doorashada Mareykanka


Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.

Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.

Muuqaaladan waa kuwii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada oo socday in ka badan sanad.

XS
SM
MD
LG