Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DDSI oo lagu Eedeeyey inay Dil Geysatay


Jigjiga

Mustafe Maxamed Cumar oo u shaqeeya hay’adda Gargaarka bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyey dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia inay waxyeello gaadhsiiyeen qoyskiisa sababo la xidhiidha aragtidiisa siyaasadeed ee uu kaga soo horjeedo maamulka halkaas ka jira.

Mustafe ayaa ku eedeeyey hoggaanka sare ee dawlad deegaanka inay ka dambeeyeen dhimashada walaalkii.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu u waramay.

Dhageyso Eedda DDSI
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:21 0:00

XS
SM
MD
LG