Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xukuumadda Itoobiya oo La Isku Shaandheeyay


Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Xayle Maryam Desaleng ayaa maanta aqalka baarlamaanka dalkaasi kaga hor dhawaaqay isku shaandhayn uu ku sameeyey golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood.

Xubnaha ugu waaweyn ee shaqada waayey waxaa ka mid ah wasiirkii arrimaha dibedda Tedros Adhenan iiyo wasiirka Isgaarsiinta Gethachew Reda.

Golaha wasiirrada waxaa ku jira tiro door ah oo kasoo jeeda qomwiyadda Oromoda. Isku shaandhaynta ayaa imanaysa kaidb bilo badan oo kacdoon uu waddankaasi ka socday.

Haddaba, isku shaandhaynta ma qaboojin kartaa xiisadda ka aloosan waddankaasi? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu weydiiyey Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi University.

Dhageyso Isku Shaandhenta wasiirada Itobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG