Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyarada Dhadhaab oo Ka Walaacsan Go'aanka Kenya


Dhallin yarada ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa walaac ka muujinayay go’aanka dowladda Kenya ay ku xireyso Dhadhaab.

Xaawo C/qaadir Axmed oo ka mid ah dhallin yarada ku sugan xerada Dhagaxley oo ka mid ah xeryaha Dhadhaab, muddo ka badan 10 sanadoodna ku jirta xeradaasi ayaa sheegtay in walaaceeda ugu badan uu yahay in ay heli doonto nabad galyo la mid ah tan ay ku haysato xeryaha haddii ay ku laabato Soomaaliya.

Caasho Ibrahim ayay u faah faahisay dareenka guud ee hadda ka jira xeryaha Dhadhaab.

Dhageyso Walaac laga muujiyay Dib u celinta qaxotiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

XS
SM
MD
LG