WASHINGTON. DC —
Barnaamijka oo uu soo jeedinayo Jamaal Axmed Cusmaan, ayaa waxaan kaga hadleynaa lacago dhawaan laga xaday bankiga dhexe ee Soomaaliya.
Waziirka Maaliyadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Fargeeti ayaa marti ku ah oo dhageystayaasheena qaar ka mid ah uga jawaabaya su,aalaha ay qabaan.