Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Men in The Arena

Filim documentary ah oo ku saabsan labo nin oo dhalinyaro ah oo ka tirsanaa xulka qaranka ee Somalia ayaa sabtida lagu soo badhigayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Filimkan oo lagu magacaabo Men in the Arena ama Raggii Garoonka Kubadda dhex joogay ayaa waxa sameeyey J. R. Biersmith oo ah soo-saarah filimka iyo Brian Bellinkoff oo filimka tafaftire ka ahaa.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG