Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulankii VOA ee Madaxweynaha

Idaacadda VOA ayaa qabatay kulan dadweyne oo ku saabsanaa arrimaha dhallinyarada Soomaaliya. Kulankaas oo isku xiray dhallinyarada Muqdisho iyo Minneapolis waxaa ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa su’aalo laga weydiiyey arrimaha dhallinyarada, sida shaqo la’aanta, xagjirnimada, tahriibka iyo waxbarashada iyo su'aalo kale oo ku saabsan dowladda Soomaaliya iyo waxqabadkeeda.

Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada qeybtii kulanka ee Muqdisho.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG