Muuqaallada maalinkii koowaad ee shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga oo ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia, July 25, 2016.
Sawirro: Shirka Dimoqraadiga

5
Senator Al Franken oo laga soo doorto Minnesota iyo gabadha shaacireysa ee Sarah Silverman. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

6
Senator Elizabeth Warren oo laga soo doorto Massachusetts oo ka hadleysa shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

7
Marwada koowaad ee Mareykanka Michelle Obama oo soo gashay xarunta shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

8
Michelle Obama, oo ku boorisay dimoqraadiga inay u codeeyaan Hillary Clinton. Philadelphia, July 25, 2016.(A. Shaker/VOA)