Muuqaallada maalinkii koowaad ee shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga oo ka socda xarunta Wells Fargo ee magaalada Philadelphia, July 25, 2016.
Sawirro: Shirka Dimoqraadiga

1
Former Democratic Presidential candidate Sen. Bernie Sanders takes the stage during the first day of the Democratic National Convention in Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

2
Astrid Silva, gabar muhaajir ah oo aan sharci lahayn oo ka hadleysa shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

3
Anastasia Somoza, oo ah gabar u ololeysaa xuquuqda dadka naafada oo shirka ka hadleysa. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)

4
Heesaaga Demi Lavato oo ka hadashay shirka. Philadelphia, July 25, 2016. (A. Shaker/VOA)