Isku xirrada

War Deg-Deg ah

3 Kale oo loo Xiray Weerarkii Faransiiska


Booliska dalka Fransiiska ayaa xiray saddex qof oo lala xiriirinayo weerarkii maalintii Khamiista ka dhacay magaalada Nice taasoo 5 qof ka dhigeysa tirada dadka loo soo xiray in ay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay meel ku dhow badda ee ay ku dhinteen dadka gaaraya 84-ka qof kuwaasoo ka qayb galayay dabaaldegga maalinta loo yaqaano Bastille.

Kooxda argagixisada ah ee ISIS ayaa hadal ay ku baahaisay warbaahinta taageerta IS ku sheegatay in nay iyadu ka dambeysay weerarkii khamiistii ka dhacay magaalada Nice ee dalka Fransiiska, iyadoo sheegtay in qofka weerarka geystay uu ahaa “askari.”

XS
SM
MD
LG