Meelo badan oo Soomaaliya ah waxaa maanta looga dabbaal degayaa 56 guuradii kasoo wareegtay maalinta xorriyadda ay qaateen gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.
Meelaha munaasabadda laga xusay waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana xuskii Muqdisho ka dhacay ka qeyb galay madaxda sare ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.