Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Australia


Sydney, Brisbane and Logan, Australia
Sydney, Brisbane and Logan, Australia

Dalka Australia ayaa xalay lagu dilay wiil Soomaali ah oo ku shaqaysan jiray Takaasida magaalada.

Aabbaha wiilkan dhalay oo lagu magcaabo Mukhtaar Maxamuud Xuseen ayaa VOA u sheegay in wiilkiisa loo malaynayo inay dileen koox budhcad ah oo doonayey inay lacag ka dhacaan.

Kooxda burcadda ah ee dilka gaystay ayaa baxsaday.

Weriyaheena Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka taleefonka ku wareystay aabe Mukhtaar Maxamuud Xuseen.

Wiil lagu dilay Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG