Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxa uu ku saabsan yahay abaaraha ka jira guud ahaan gayiga Soomaaliyeed iyo sida dadku ay isku gar gaari karaan. Waxa marti ku ah Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo ah guddoomiye ku xigeenka hay'adda Culimada Soomaaliyeed.
Jamaal Axmed Cismaan, ayaa barnaamijka idin soo saaray, islamarkaasina idin la socodsiinaya.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Direct link