Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulanka VOA ee London

Habeenkii Sabtida ee 12-ka Bishan March, waxaa Idaacadda VOA-da laanteeda Soomaaligu ay ku qabatay magaalada London dood ku saabsan kaalinta ay dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurba-joogtu ay ka qaadan karaan ka hortagga xagjirnimada. Doodaasi oo uu furay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Nuux waxaa ka qaybgalay 100 dhalinyaro ah oo badankood ku barbaaray ama ku dhashay dalalka Yurub.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG