Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil u Hanjabay FBI-da oo Xabsi Laga sii Daayey


Khaalid
Khaalid

Xabsi ku yala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa shalay laga sii daayay wiil Soomaali ah oo lagu magacabo Khaalid Cabdullqaadir.

Khaalid ayaa waxaa oo hore loogueedeyay inuu u hanjabay hay'adda dambi baarista Maraykanka ee FBI-da.

Khaalid ayaa Maxkamadda ka hor-qirtay inuu galay dambiyada lagu soo eedeeyay.

Wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde ayaa markii wiilkaasi la soo daayay waraysi la yeeshay wiilka iyo labadiisa waalid, waxa hadalka ku hor maraya Khaalid Cabduqaadir oo ah wiilka xabsiga ka soo baxay.

Soomaali xabsiga laga sii daayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

XS
SM
MD
LG