Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqaynta Doorashada Gobolka New Hampshire


New Hampshire results
New Hampshire results

Doorashadii hordhaca ahayd ee ka qabsoontay gobolka New Hampshire ee dalkan Maraykanka oo ay labada xisbi ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ay ku kala xulanayeen musharaxiinta uga qaybgali doonta doorashada madaxnimada Maraykanka ayaa waxa ku guulaystay labada musharax ee kala ah Donald Trump oo Jamhuuri ah iyo Bernie Sanders oo dimuqraadi ah.

Haddaba madaxa laanta Afka Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow oo aalaaba innoo falanqeeya arrimaha Maraykanka ayaa eegaya sababaha keenay guusha labadan Musharax iyo Guud ahaan doorashadii New Hampshire.

Falanqaynta New Hampshire
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00

XS
SM
MD
LG