Ku soo dhawaada Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha oo toddobaadkan aan ku qaada dhigi doonno shirkii madasha wadatashiga qaran ee Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay. Barnaamijka waxa marti noogu ah wasiirkii hore ee warfaafinta Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ahaana muddo lataliyaha madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Barnaamijka waxa idin soo saaray halkanna idinkala socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan ee dhageysi habboon.