Isku xirrada

War Deg-Deg ah

SIU & SCSU oo xiriir sameystay

Guddoomiyaha Jaamacadda Somali International University (SIU) Maxamed Cali Ismaaciil, ayaa socdaal ku jooga dalka Mareykanka. Guddoomiyaha, ayaa la kulmay mas’uuliyiinnta Jaamacada St. Cloud State University ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaga oo aas-aasay xiriir waxbarasho oo muhiim ah.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG