Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q-4aad)


Hibada iyo Hal Abuurka
Hibada iyo Hal Abuurka

Waa qeybtii 4aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal Abuurka, waxayna ka hadlaysa Silsiladdii Taxanaha ahayd ee Gobaad.

Qeybtan waxaad ku maqli doontaan gabayo kala duwan oo ka hadlaya waayaha Gobaad ay ku sugan tahay.

Haddii aad xiisaynayso inaad ka qayb gasho barnaamijkan ha moogaanin inaad fariin noogu soo dirto somali@voanews.com adiga oo cinwaan uga dhigaya Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka.

Barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:17 0:00

XS
SM
MD
LG