Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Kenya ee ka howlgala xeebaha magaalada Kismaayo oo ay waheliyaan ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay Markab la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay uu kalluumeysi sharci darro ah ka waday nawaaxiga xeebaha magaalada Kismaayo. Markabka oo laga lee yahay dalka Madagascar, ayaa waxaa saaran 9 qof. VOA ayaa idiin soo gudbineysaa markabka la qabtay iyo shir jaraa'id oo lagu soo bandhigay
Somalia: Markab la qabtay
9
Hotunan Ziyarar Gwamnan Jihar Katsina Aminu Bello Masari A Muryar Amurka
10
Markab lasoo qabtay
11
Markab lasoo qabtay
12
Markab lasoo qabtay