Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulankii VOA ee Garoowe

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa kulanka dadweyne oo looga hadlayey ahmiyadda farsamada gacanta waxa ay maanta ku qabatay xarunta jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, aqoonyahanno, dadweyne iyo xubno ka socday qaar ka mid ah iskuulada gacanta ee ku yaalla Puntland.

Hoos ka daawo sawirrada kulanka

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG