Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Isbeddelka Cimilada Oo Paris Ka Furmaya


Shirkan ayey hoggaamiyayaasha caalamku uga hadli doonaan sidii loo xakameyn lahaa dhibaatada ka dhalatay isbeddelka cimilada caalamka oo yeelatay saameyn aad u weyn.

Waxyeellada ugu badan ee ka timid isbeddelka cilmiga caalamka ayaa saameysey dadalka saboolka ee soo koraya ee ku yaalla qaarada Afrika.

Shirka ayaa la filayaa in ay ka soo qeyb galaan 150 hoggaamiye oo ay ku jiraan madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, Shiinaha Xi Jinpin, Ruushka Vladimir Putin, Ra’iisul wasaraha Hindiya Narendra Modi iyo kuwo kale oo badan.

XS
SM
MD
LG