Laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA-da, ayaa wax aay dhowaan magaalada Nairobi ku qabatay kullan looga hadlayey Caqabadaha Dalalka Gobolka Geeska Afrika ay wajahayaan marka ay noqoto la dagaalanka argagaxisada.
Kullanka oo ay daadahineysay Falastiin Axmed Iimaan, ayaa waxaa ka qeyb galay aqoon-yahanno siyaasiyiin Soomaali ah, iyo sidoo kale qaar ka mid ah daweynaha.
Haddaba waxaan idin soo gudbineynaa qaar ka mid ah Sawirrada kullanka.