Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qorshaha Obama ee Isbedelka Cimilada


Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u soo bandhigo qorshe wax lagaga qabanayo isbedelka cimilada gaar ahaan in qorshe hoos loogu dhigayo qiiqa ay hawada ku sii daayaan wershedaha dalka Maraykanku.

Arrinta la xidhiidha Isbedelka Cimilada ayaa ah dood si weyn xilligan caalamka uga taagan waxaana meelo kala duwan laga dareemayaa dhibta ka timi cimilada isbedeshay gaar ahaan daadadka iyo kulaylka sii kordhay.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan ku eegaya hadalkii Madaxweyne Obama.

Isbedelka Cimilada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

XS
SM
MD
LG