Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxane: Burburka Qoyska Qurbaha (Q 4-aad)


Inkastoo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya laga dhaxlay dhibaatooyin badan oo aafo iyo waxyeello gaarsiiyey shacabka Soomaaliyeed si guud ahaaneed, ayaa dhibaatooyinkaasi waxaa ka mid ah burburka qoyska ee qurbaha, oo sii ifbaxay muddooyinkii ugu dambeeyey, kaddib markii boqolaal qoys oo Soomaali ah ay dalka ka qaxeen.

Qoysaskan, ayaa ku kala firdhay daafaha adduunka ah, islamarkaasna ay soo wajahay duruufo adag oo horseed in qoysas badan uu burbur ku yimaado, kaasoo saameyn weyn ku reebay lammaanihii kala tagay, awlaadii ay dhaleen, xigto iyo xigaalo intaba, ayaa ah mowduuca barmaamijyo Taxane ah oo annuu idiin hayno, kuwana soo dhawaada qeybtii koowaad, waxaa soo diyaariyey, innala socodsiinaya Cabdiraxmaan Xuseen Furre.

Hoos ka dhageysto barnaamijka.

Barnaamijka burburka qoyska ee qurbaha 4
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:25 0:00

XS
SM
MD
LG