Dumarka Soomaaliyeed ayaa waxaa la soo darsa caqabado badan oo dhanka Dhaqanka, Sadbursiga iyo nolosha ah.
Dumar badan ayaa hadaba u ololeeya in ay dumaru helaan xaqii ay ku lahaayeen dalkooda iyo bulshadooda.
Dumarkaas waxaa ka mida Saynab Mohamed Xasan oo loo yaqaano “Saynab-Siraad”, Saynab ayaa waxaa wareysi ku saabsan xaladaha dumarka ee dhinacyada siyaasda iyo bulshada la yeelatey Falastin Ahmed Iman.