Isku xirrada

War Deg-Deg ah

AMISOM: Dib Ayaan Leego U qabsanay


Tobannaan ka tirsanaa ciidamada Burundi ayaa ku dhintay weerarkaasi, waxaana ururka Al-Shabab ay sheegteen inay hayaan maydka illaa 60 ka tirsan askaarta Burundi.

AMISOM waxay maanta sheegtay in xilligan ciidankoodu ay ku hawlan yihiin sidii uu dib ugu soo noolayn lahaayeen amniga.

Ma jiraan warar madaxbannaan oo xaqiijinaya dib u qabsashada ay AMISOM sheegatay.

XS
SM
MD
LG