Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan barnaamij gaar ah oo ka hadlaya Dhallinyarada iyo Hayb-sooca, waxaana qeyb ka ah fanaanada weyne ee Soomaaliyeed Maryan Mursal Ciise.
Barnaamijka waxaa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Sahra Cabdi Axmed