Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisaha ku Duugan Daraasadda Afafka Dunida


Daraasad ay samaysay Jaamacadda Düsseldorf ee dalka Jarmalka ayaa faahfaahin ka bixisay afafka dunida lagaga hadlo, tusaale ahaan waxaa daraasaddan lagu sheegay in dunida lagaga hadlo illaa 7,102 luuqadood.

Luuqadda dadka ugu badan ay dunida ku hadlaan waa Shiinaha, halka luuqadda labaad noqotay tan lagaga hadlo Hindiya/Urdu, luuqadda saddexaad ayaa noqotay English, halka luuqadda afraad noqotay Carabi.

Hase ahaatee luuqadda English ayaa la ogaaday inay tahay luuqadda ay dalalka ugu badan ee dunidu isticmaalaan, halka in ka badan 1.5 Billion oo qof oo daafaha dunida ku nooli ay isku dayaan inay bartaan luuqadda English.

Warbixinta Afafka Dunida
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

XS
SM
MD
LG