Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay Higsiga 2016 waxyaabaha ka suurtagalay, iyo waxyaabaha ka dhiman iyo caqabadaha hor taagan iyo sida looga gudbi karo.
Barnaamijka waxaa ka qayb qaadanaya :
Agaasimaha Xaruunta cilmi barista ee Heritage C/rashiid Khaliif Xaashi
Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre
Eng-C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.