Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kerry oo Dhaleeceeyey Warqad loo diray Iran


Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa Arbacadii shalay sheegay in wax la rumeysan karo ayna ahayn warqad ay 47 senator oo ka tirsan xisbiga Jamhuurigu ay u qoreen madaxda dalka Iran. Waxa uu sheegay in senatoradaas ay awood sharci arrintaas u lahayn.

Kerry ayaa sheegay in arrintani ay mijo xaabsinayso siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, ayna iska indhatirayso taariikh 200 oo sano soo jirtay.

Faahfaahinta qodobkanna qeybta dambe ee Idaacaddeena ayaad ku maqli doontaan.

XS
SM
MD
LG