Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Guusha Waxbarashada


Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Guusha Waxbarashada oo uu marti ku yahay Mahad Ibraahim, maamulaha dugsiyada Nuuradiin oo yaalla magaalada Hargeysa.

Barnaamijka oo inoo soo diyaariyey, inalana socodsiinayo Maxamed Cabdi Sandhere hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG