Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/W Abdiweli oo ka Hadley Cudurka Ebola


Raiisul Wasaaraha Somalia Abdiweli Sheikh Ahmed ayaa sheegay in Midowga Afrika ay kala shaqeynayaan in si taxaddar leh loo hubiyo caafimaadka ciidamada AMISOM eek a imanaya waddamada uu sida xun u aafeeyey cudurka Ebola.

Raiisul Wasaaraha ayaa hadlakan ka jeediyey magaalada Muqdisho isagoo ka soo laabtey socdaal uu ku tegey waddamada Burundi iyo Kenya.

Dhanka kale Hay’adda Caafimaadka Dunida ee WHO ayaa shir deg deg ah ku qaban doonta magaalada Geneva, kaas oo looga hadli doono xanibaadaha dhanka socdaalka iyo baaritaanada caafimaad ee lagu sameynayo garoomada diyaaradaha kadib faafitaanka cudurke Ebola.

Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Hassan Kafi Abdirahman Qoyste.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:40 0:00

XS
SM
MD
LG